Waxan ku riyooday anigoo masjidka nadiifinayo

Waxan ku riyooday anigoo masjidka nadiifinayo

Su’aasha: Asc waan idin salaamay dhamaan bahda daruur iyo akhristiyaasha Waxan ku riyooday xalayto anigoo masjidka allah aan nadiifinayo dhamaan xaaqaayo masjidka maxey ka micno tahay riyadaas. Jawaabta: Riyada aad ayay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa inaad qaban doonto camal fiican oo Alle raalli kaaga noqon doono sidoo kale inuu ku waafajin doono khayr badan […]