Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya

Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya

Su’aasha: Wll aad baan idinkaga mahad celinayaa sida quruxda leh aad noogu soo jawaabtaan. Gabar ayaa waxey ku riyoota nin usoo dhiibayo weel ey wax macmacan ey ku jiran qofkas oo aad ugu dhoola cadeynayo oone suno ay ka muuqato qaabkiisa riyadas aya kusoo laa labatay Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa gabadhaas inay guursan doonto […]

Riyada cunintaanka nanac kulaylka

Riyada cunintaanka nanac kulaylka

Su’aasha: Asc asxaabta Daruur meel walba aad joogtaan waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan riyadaan waxaa ku riyooday anigoo cunaya ninac kuleel riyadaas mexee tahay wll. Jawaabta: Riyada nanaca kulaylka waxay tilmaamaysaa qofka inuu ku noolaan doono nolol degan oo xasilooni leh, sidoo kale wuxuu ka heli doonaan dadka qadirin iyo jacayl wuxuu lahaan doonaan nasiib […]

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka Su’aasha: Waxaan rabaa riyo in la iifasiro waxaan kuriyoodey anigo macmacaan iyo cabitaano sajilesan dad macalimiin ah isla shaqeyno uqeybinaayo marka bac madoow ayan kuwatey macalin ayaan ku yiri macalin buskutkaan iyo cabitaanadan midka rabto kabaxso wuxu labaxey cabitaankii ugu fiicnaa oo aan ubaahnaa waxaan islahaa xaaskaga ugeey lkn madaama […]

Fasirka riyada cunitaanka sokorta

Fasirka riyada cunitaanka sokorta

Fasirka riyada cunitaanka sokorta Riyada: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Sokor cunaya meel dhagax ah waana sokor Cad. Fasirka: Cunitaanka sokorta ama macaanka marka riyo lagu arko waxaa lagu fasiraa nimco iyo raaxo iyo jago ama darajo, qofkii ku riyoodo asoo sokor cunaya wuxuu helayaa khayr badan sidoo kale cunitaanka sokorta waxaa lagu fasiraa […]