Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha

Fasirka riyada xiiridda ama jaridda timaha Riyada: Riyada timaha la jarayo maxaa lagu fasiraa qofka ku riyooda asoo timaha loo jarayo qofkana waa nin fasirka riyada jarida timaha ii fasira fadlan. Jawaabta: Fasirka riyada timaha la jarayo waxyaalo badan ayaa lagu fasiri karaa waxay ku xiran tahay qofka arkay iyo siduu u arkay. Fasirka: jarida […]
