Riyada gabar yar uu qofka garanayo

Su’aasha: Asc wll waxaan habeen kasta riyo ku arkaa gabar yar oo aan aqaano Marka micnaha riyadaas maxay noqon kartaa wll. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada ma aadan faahfaahinin sida aad ku aragto gabadha intay la eg tahay, kaliya waxaad tiri gabar yar aan aqaano ayaan habeen kaste riyo ku arkaa. Guud ahaan riyada gabdhaha yaryar waa […]
Riyo cunug yar aan arkay

Su’aasha: Waxan arkay anigoo tareen aan kusoo qaldamay soo fuulay aniga iyo reerkeyga, reer kale oo tareenka jiifo iyaga iyo caruurtooda, waxa soo ag fadhiistay cunug aad u yar oo Mar dhoweed la dhalay ilaa 1bil qiyaas ahaan, dhar cad cad ku jiifo ayaa riyada ku dhex arkay, reerkii ayaa soo qeeliyey oo nagu dhaheen, […]
Riyada ilmo yar oo gaari ka dhacay

Su’aasha: Asc walaalyaal waxaan xaley ku riyooday anigoo Ilmo yar uu walaalkey dhalay aan xambaarsanahay ka dibna aniga iyo walaalkey waxaan raacnay gaari marka anigii waxaan sameeyey in ilmihii yaraa aan dusha u saaro mid ka mida dadkii gaariga dhinac ka heystay ee aan kursiga saarneen anigana waxaanba iska koray kursiga walaalkeyna wuu i ak […]
Riyada la dhalay ilmo mataano ah

Su’aasha: Asc sheikhow Waxan ahay nin dhalin yaro ah riyadan maxa lagu fasiraa maamo aan qaraabo nahay ayaa iigu riyootay inan dhalay ilmo mataano ah. Jazaaka’allah Jawaabta: Guud ahaan waa bisharo, waxaad heli doontaa shaqo lacag fiican kaasoo galayso iyo nolol wanaagsan riyada mataanaha waa khayr badan qofka helayo
Fasirka riyada ilmaha yar

Su’aasha: Asc walal, Salan sare kadib waxan xalay ku riiyooday anoo ciyaar siinaya cunug yar oo hadda dhashay camal xaaskeygana Uur ayay leedahay Marka Faasirka Riyada Caruurta muluq ah maxaa lagu fasiiro aniga waan faraxsana marka aan cunuga hayay? Waad Mahadsan tihiin dhamaantiina Jawaabta: Riyadaada waxay tilmaamaysaa barako iyo khayr badan inaad heli doonto, ilmaha […]
Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur

Su’aasha Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan isku Mel joogno oon aqaaan oo hada isku mel ayaan joogna safcn ayaan […]
