Riyada iyo riyo la’aanta maxaa sababa

Riyada iyo riyo la'aanta maxaa sababa

Su’aasha: Laba sual mida kobwaad hooyadey allaha unaxariiste way dimatay 2013 wixii waqtiga laga sobilabo ila 2018 riyada Ayan ku arki jiray àad Ayan Ogu riyoon jiray lakin hada kool dhaw maarag maxaa sababi kara 2. Hada maba riyoodaba habeenki dhanba macudur ba mise wa iska caadi. Jawaabta: Ilaahay ha u naxariisto hooyadaada iyo hooyadayda […]

Fasirka riyada carada hooyada

Fasirka riyada carada hooyada

Su’aasha: Waxan habeen hore ku riyoday hoyadey oo intey carotay guriga wan ka tagaya tiri oo an wiil iyo gabar yar gacanta kaso qabanayo oo an leyahay hoyo wan kuracaya kiliga ma baxeyso. Jawaabta: Riyada carada hooyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa in dhib soo socdo, waxaa laga yaabaa inaad adiga  samaynayso wax iyada aan raalli […]

Waxaan ku riyooday hooyadey iyo aabahey oo isfuraya

Waxaan ku riyoodAy hooyadey iyo aabahey oo isfuraya

Su’aasha: waxa aan ku riyoodey hooyadeey iyo aabaheey oo isfuraya hooyadeyna nin kale guursanaayo riyadaasi maxaa lagu fasirikaraaa. Jawaabta: Riyda furiinka labada waalid waxay tilmaamaysaa qofka inay kusoo socdaan dhibaatooyin fara badan oo murugo leh waxay noqon karaa dhibaatooyinkaas khilaaf iyo dagaal qoyska soo dhex gali doono ama dhib kale oo la mid ah arrimaas. […]

Riyada dhimashada hooyada iyo aabaha

Riyada dhimashada hooyada iyo aabaha

Su’aasha: Waxan ku riyooday aabahay iyo hoyaday oo dhintay iyo anoo xanuunka cararaya. Jawaabta: Riyadan waxay tusaysaa haddii Alle idmo dhibaato ku haysata inaad ka bixi doonto sidoo kale inaad ka towbad keeni doonto dambiga. Inshaa Allaah. Ita badan dhimshada ama geerida toos uma furmayso waxaa laga yaabaa inay ku tusto cagsiga cimri dheer  sidoo […]

Habaryartey oo dhimatay iyo hooyadey oo sheekeysanaya

Habaryartey oo dhimatay iyo hooyadey oo sheekeysanaya

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkay xaley habar yartey oo muddo ka hor dhimatay iyo hooyadey oo hada nool oo riyadeyda dhexdeeda kuwada hadlaayo, markaasaa laleeyahay habaryartay iyadoo ruuxaan ah bey la hadleysaa oo ay joogtaa. Marka riyadaas cml maxaa lagu macneyn karaa Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa  riyada habaryartaada iyo shkeeda hooyadaada , inshaa […]

Riyada gacan gaaban maxay noqon kartaa

Riyada gacan gaaban maxay noqon kartaa

Riyada gacan gaaban maxay noqon kartaa Riyada: Asc walaal maxay noqon kartaa riyada qofka oo hal gacan ka gaabatay ama gacan gaaban leh mida bidix da ayey iila egtahay gacantaas, riyada dhexdeda ayad isku waydiinayaa waxa gacanta gaabiyey in uu muruq iga galay iyo in kale. Fasirka: Gacanta guud ahaan waxyaabo badan ayay tilmaamaysaa marka […]

Riyada hooyada dhimatay maxay noqon

Riyada hooyada dhimatay maxay noqon

Su’aasha: Qofka haduu ku riyoodo hooyadiisa oo dhimatay oo riyo ugu imaanayso iyadoo faraxsan oo cunto siinayso cuntadaasna aad u macaan badan maxaa lagu fasiraa riyada hooyada geeriyootay. Jawaabta: Riyada hooyada geeriyootay qofka marka ay u timaado waxay tilmaamaysaa guud ahaan fariin weyn oo qofka kusoo wajahan, hadday timaado iyadoo faraxsan oo qoslaysa waxay tilmaamaysaa […]