Riyada hagaajinta suuliga maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc hooyaday baa waxay ku riyootay dhowr mar iyadoo Suuliga hagaajineyso Gaar ahaan Boosaneerka iyadoo Hagaajineyso. Jawaabta: Riyada hagaajinta musqusha ama nadiifinta waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu yahay qof dhowrsoon oo leh akhlaaq suuban, waxaa kaloo ay tusinaysaa hagaajinta suuliga xasilloonida qoyska iyo nolol degan iyo qofka inuu ka towbad keenayo dambiga. […]
