Fasirka riyada galmada habar duq ah

Fasirka riyada galmada habar duq ah Su’aasha: Waxan rabaa in layfasiro riya waa sidan wuxu arkay naag habar ah 60 jir oo kale lagu tiriyo oo galmo lala sameynayo nagta oo aad u fooxun riyada sidan ah maxa noqon karta kadib macawista biyo badan ayay lahayn riyada kadib. Jawaabta: Fasirka riyada galmada dumarka haddii qofka […]
Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto Riyada axaadista sida ay Sheegtay waxay ka timaadaa labo meel meesha koowaad waa xagga Ilaahay, riyadaas waa mid suuban sida axaadiista ay ku sheegtay. Waana riyo bishaaro xambaarsan, waana riyo dhab ah, ama riyo digniin ah, oo addoonka Ilaahay lagaga digayo waxyaalaha qaarkooda. Riyada kale waa midda ka timaada xagga […]
