Waxaan arkay naag mar hore dirir ne dhexmaray gacanteyda midig ursaneysa

Waxaan arkay naag mar hore dirir ne dhexmaray gacanteyda midig ursaneysa

Waxaan arkay naag mar hore dirir ne dhexmaray gacanteyda midig ursaneysa Riyada: Asc,waxaan arkay naag mar hore dirir ne dhexmaray gacanteyda midig ursaneysa Maxay tahay ? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay rabto warkaaga ama inay wax kaa ogaato. Naagta adiga ayay kugu mashquulsan tahay waxay raadinaysaa inay ceeb kaa heesho. Riyada waa digniin, waxay […]