Fasirka riyada adoo gabar biyo weyso ku siinayso

Riyada: Asc Habeen waxaan ku riyooday anoo gabadh meel biyo ka dhaaminaysay aan wayso waydiistay in ay isiiso, dabadeed caagad yar oo aan sitay ayey wayso iigu shubtay sidaa ayaan ku waysaystay. Markaa waxaan jeclahay in la ii fasiro riyadaas. Fasirka: Riyada weysada waa riyo aad u fiican waxay wadataa astaamo tilmaamaya wanaag iyo khayr. […]
Riyada gabar aan is dagaalnay oon dhowr jeer riyo ku arko

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idi salaamay Ramadan mubarak walalayaal Riyaa iguso noqnoqotay gabar aan qaraabo nahay ayaan isdagaalnay ilaa hadana islama hadalno dhawr jeer baan riyada ku arkay aniga kaliya maahane gabdhaha ila dhashay xataa intasoo jeer bey kuriyooden xaaladeheedana wey kala duwanaayeen aniga iyadoo caadi ah baan kuriyooday abaayada iga yarna iyadoo tuugtamayso […]
Riyada anoo gabar ka dhunkanaya afarta gees ee wajiga

Su’aasha: Sxb waxaan ku riyooday anoo sujuuda labada dhabnood iyo garka ka shuminaayo gabar aan hada is jecelnahay lkn aan kala fognahay isku meel aan wada joogin gabadhaasna dhowr jeer baan ku riyooda ta kale isla riyada dhexdeeda ayaan kaga codsaday inaan dhunkado markaasa afka iga shumi idhahday anna waanka diiday bal iifasir riyadaas sxb […]
Gabar aan ku riyoodo markasta anoo xanuunsan

Su’aasha: Asc aad ayaan u slaamaya wllha sharafta leh waxa an ahy will dhalin yare ah oo xnuusan xanuunka ihaya dhakhtar waxba wu ka fahmi layahay muddo 7 bilood ah ayan xanusanhy khasatan caloosha jidhka oo marba meel iga dhaqdhaqaqa iyo quraanka oo aan dhagaysto lkn waxba ayn iga dhex hdlyn lkn gariir iyo dubaaxid […]
Riyada gabar aan shuminaayo iyo abtigey

Riyada gabar aan shuminaayo iyo abtigey Riyada: Asc sxb waxaan xaley riyo ku arkay anoo gabar la socdo oo garabka heysto markaas aan dhunkanayo ka dibna waxaan riyada dhexdeeda ku arkay abtigey oo meel laga shaaxeeynaayo joogo markaas abtigay wuxuu moodaa inaan gabadhan is qabno. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku […]
Riyada gabar gudniin fircooni la gudayo oo aan ka reebayo

Su’aasha: Asc Daruur.com, wll waxaan kuriyooday anigoo gabar qaraabadayda ah oo lagu samaynayo gudniin fircooni ah aad u difaacaya oo dadkii hawsha waday aan kuleeyahay joojiya, ha samaynina, sidani maaha sunnihii rasuulka, aadna wan u xanaqasanaa markaa Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada inaad ku jirto arrimo buuq ah oo nafsaani ah waxaadna la kulmaysaa arrimo ku […]
Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Su’aasha: Salaamu calaykum, sheekh Alle ha ku xafidee waxaad ii soo fasishaa riyadan”waxaan ku riyooday gabadh noo shaqayn jirtay oo hada naga tagtay oo walaashay oo umula wajiga kadiirtay ka xagatay Ana markaan arkay aan isdagaalnay oo ay doonaysay anigana inay wajiga iga xagato xaasidad bay ahayd aakhirna heshiinay shaah wada cabnay xulbad leh iyo […]
