Riyada gaari cusub la iibsanayo

Su’aasha: Walaalayal waxaan ku riyooday aniga oo gaadhi cusub soo iibsaday oo wata ii fasira micnaheda. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax ku farxadgaliya, sidoo kale inay kuu fududaanayaan arrimahaaga, waxaa dhici karta haddaad doob tahay inaad guursato gabar yar oo qurux badan. Riyada gaariga cusub waa wax fiican.
Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Su’aasha: Asc waxan ku riyoday anigoo gari yar kaxenaya waxan wadada ku arkay naag wan gudbay dhaafay waxaan aaday tuulo yar Waxana ila socda qofkale ama laba qof aan garanayn wax dhibahna ma aysan jirin lasocdkoda waxan u tagay nin gurigisa barxadiisa ku beeraarya beer yar waxan donay inan arko u dhawado waxuna igu yiri […]
Riyada beer masjidka lagu dhex cunayo

Riyada beer masjidka lagu dhex cunayo Riyada: Asc waan ku salamay gudomiye Waxaan ku riyoday anigoo masajid jooga dhexdisa fadhi quruxbadan dad happy ah oo joogay aqiyaar u ekaaa sadax nin ayaana looga aqrinayay ruqiyah isla masajidkaas oo waxa ka mid ahaa sadaxdaas mid aan garanaayo oo ganacsade ah isla gobolka aan joogno masajidki dhexisa […]
Fasirka riyada kaxaynta gaariga iyo riixidda

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo gaari ka xaynaya marna riixaya marka maxaa lagu fasiira marka qof gaari uu wado marna uu riixaya. Mahadsanid wllo. Jawaabta: Gaariga marka riyo lagu arko wuxuu astaan u yahay wax lagu gaaro danta ama lagu badbaado, qofkii ku riyoodo asoo gaari saaran ama kaxaynaya dantiisa ayuu gaarayaa. […]
Riyada habar gaari dardarayo oo lugaha ka jarayo

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey anigoo laami goonaayo maamo waayeel ahna igarabsocotey balse aniga aan ka hormarey iyadane lugaha gaari ka jiirey anigane ma istaagin ee waa sii socdey dhankaa iyo suuqa kadib mamo kale waayeel aheyd aanan wajigeeda garaneyn ayaa igusalaantey salaanta islaamka Asc anigane uma jawaabin oo shilkaa ayaa niyadeyda ku jirey waxaana […]
Riyada ilmo yar oo gaari ka dhacay

Su’aasha: Asc walaalyaal waxaan xaley ku riyooday anigoo Ilmo yar uu walaalkey dhalay aan xambaarsanahay ka dibna aniga iyo walaalkey waxaan raacnay gaari marka anigii waxaan sameeyey in ilmihii yaraa aan dusha u saaro mid ka mida dadkii gaariga dhinac ka heystay ee aan kursiga saarneen anigana waxaanba iska koray kursiga walaalkeyna wuu i ak […]
Riyada baabuurka guduudan maxay noqon

Su’aasha: Waxaan rabaa in la ii fasiro qofkii riyo ku arko asoo fuulaya gaari guduud ah oo u eg tagsi laakin tagsina ahayn maxaa lagu fasir karaa. Jawaabta: Gaariga guduudan waxaa lagu fasiraa jacayl qofkii arko asoo fuulaya gaari guduudan wuxuu helayaa xaas wanaagsan, guud ahaan gaariga waa nolol iyo badbaado iyo wax danta lagu […]
