Riyada anagoo safar u diyaar garoobayna gaariga oo shil galay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday anagoo safar u diyaar garoobayna in gadhigayagi noo soo socday uu shil galay. Marka maxa lagu fasili karaa riyadaas Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo ay kaa xayirmi doonaan ama wax aad sugaysay uu dib kaaga dhici doono, inshaa Allaah shil dhab ah inta badan ma aha haddii Alle […]
Gawaari aad iyo aad u wayn iyo saxaro iga fakanaynso

Su’aasha: Waxan Ku riyooday gawaari aad iyo aad u wayn sida gawarida ka shaqeyo kaawiyinka minenka oo badan ee maraayo ama moodaayo dhiiqo aad u adagtahay inu maro gaari yar ama qof kana dheer dhirirka qof aniga iyo dadkale waxan ka firsanaynay meel buur ah sida ay uga baxaayaan Dhiiqada oo ah mid wayn waxa […]
Riyada qof safar ku jira dood iyo dagaal kadib gaarigii ka tagayo

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxaan kuriyooday anigoo safar galaya, boorsadaydii ayaan soo xidhxidhay waxanan imid shirkadii baabuurta laga raacayay tigidhkii ayaan goostay kadib gaadhiga ayaan fuulay waana wakhti habeenimo ah, gaadhigii markuu magaalada kabaxay ayuu jiidhay neef xoolo ah ,waxyar kadib dadkiu neefka lahaa aya nagusoo xoomay waan soo dagnay kadib dirwalkii iyo nin kamid ah […]
Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay

Su’aasha: Asc wll waxan raba in la igacawiyo waxankuriyoday ano babuur weyn saran oo baburku xoog usocdo oo xududka somalia dhaafay ayaan indhahana mara iga aadaneyd wana iskafedaye marada marka talaraba. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad gali doonto safar dibadda ayaad aadi doontaa siday u badan tahay, baabuurka guud ahaan wuxuu tilmaamayaa socdaal iyo […]
Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho

Su’aasha: Asc wr wallo wxn kuriyoday walashay iyo hablo ay dumashiyihin gadhi isla saranyihiin kadib anigay iiyedhen oo wallakay lasocdo walalkayna uuididay inan utago lkn marki danbe wnutagay walashay dumashided wxy iwaydisay arimo dhof iyo tahrib kusabsan wxayna iitiri iku xidh qof markan turke dhafo wallashay oo ak fadhidayna way cadhoty kadibna hye ku idhi […]
Riyada Qof aan saxibo aheyn oo isoo wacaya

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday qof aan sxbo aheyn balse aan kala go,nay oo isoo wacaya aniga oo gaari saaran Wuxuu ileeyahay Soo carar ii i imow aniguna waxaan leeyahay gaari ayaan Soo saaranahay waan kuu Soo socdaa lkn Wicitaanka igama kala joojinayo dhowr mar ayuu isoo wacayaa isagoo leh maad imaatid gaarigan xoog ayuu […]
Riyada Gaariga oo Soo laa laabata

Riyada Gaariga oo Soo laa laabata Su’aasha: Asc Subax ah oo aan hurdada ku laabtay baa waxaan ku riyooday aniga oo gaari wada oo marba looto ka bixinayo Gaari kale ayaan ku dhici gaaray hadana bareeg ayaan qabtay markii dambe waxaan maray Wado ciidan u xiran oo jid gooyooyin yar yar leh jid gooyooyinkii ayaan […]
