Waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan

Waxan ku riiyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan afka biyo ku leh waayna badnayeen waana labada gacan oo dhan marka maxaa lagu fasiiri kara riyadaas. Jawaabta: Riyada finka gacmaha ama jirka kasoo baxaayo dad badan waxay u malaynayaan inay tahay riyo xun, laakin riyada waxay tilmaamaysaa qofka isbadal […]