Maxaa lagu fasiraa riyada taabashada dumarka

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo gabar kilyaha kataataabanaya kadib marki aan arkey ineysan wax idhaheyn aan usii dhaadhacay qeybaha kale jirkeeda sida Naasaheeda Iyo afka. Jawaabta: Taabashada naagta ama gabadha riyo marka lagu arko waxay tilmaamaysaa nolol fiican iyo wanaag aad heli doonto sidoo kale danta aad lahayd inaad gaari doonto, waxaa laga yaabaa […]
Riyada oo gabar nin ka rabto inuu ka sinaysto

Su’aasha: Waxaan habeen aan dhaweyn ku riyooday, anoo diidan gabar rabta, inay galmo ila sameyso, hadana kaaga darnaa gabadhu qaraabo soke ayaan nahay, marka riyada nuucaas ah maxaa lagu fasiraa walaalyaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in naag ay jirto oo dan kaa leh ama damac waxayna u eg tahay inaad ka badbaadeyso naagta rabto inay […]
Riyada naagta sixirka taqaana

Riyada naagta sixirka taqaana Su’aasha: Asc wllo Aad baad ugu mahadsan tahay sida aad bulshada ugu shaqeynaysa. Waxan ku riiyooday naag aan daris nahay oo aad u xun waxayna taqana Sixirka waana isku dhacsanahay family ahaan waxana ku riiyooday ayadoo Salan isooo tagaysa anigana aan ka cararaya inan salaama ayada ay gacanta iisoo tagaysa anigana […]
Fasirka riyada hanti layska xoogayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo gaadhi wata ila socdaanna wiil iyo inan kale oo aan aqaan oo iyagunna gaadhi gaara watay ahna laba isjecel, kadib waxa aan istaagay oo gaadhigaygii oo daaqaduhu u furan yihiin ayaan ka imi iyaga oo meel istaagay u imi waanan la sheekaystay, intii aan la sheekaysanayey ayaa waxa rag […]
Riyada shinbir madow iyo Faraanti

Riyada shinbir madow iyo Faraanti Riyada: Asc wllo waxan kamid ahay asxaabta ku xiran website si joogta ah. Waxan arkay riyo aan fahmi wayay waxayna tahay Inan ku riiyoday Shimbir Madow oo Ku dhexjira farantii waxana doonayay inan farantiga kala baxo balse waan kala bixi wayay waxana shimbirta madow xariga ku xiratay naag oo dhahaysa […]
Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran

Riyada gabar qurxoon oo dahab xiran Su’aasha: Riyada naagta qurxoon maxaa lagu fasiraa qofka haduu arko gabar qurxoon oo dhar fiican xiran sidoo kale dahab aad u fara badan maxaa lagu tilmaami karaa fadlan fasir ayaan idinka rabaa. Jawaabta: Riyada gabadha qurxoon waxaa lagu fasirra hanti adduun guud ahaan dumarka waa adduunyo, marka ay qurxoon […]
Fasirka riyada gabdho la haysto oo kufsi ka baqaya

Su’aasha: Wllo waxaan ku riyoday anigo meel wax laga barto joogo, meshas ay tahay dabaq ka dib dabaqa hostisa waxa araknay nin askari ah o leh ninka mesha iska leh wa la raadinaya wu baxsaday wa la qaban la’ yahay. ka dib ninki askarigi aha wuu baxay wax yar ka dib ninki aya imaday anago […]
