Wiil ku riyooday madaxweyne Farmaajo oo lacag doolar siinaya

Su’aasha: Asc walle waxan ku riiyooday xalay Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo oo lacag doollar isiinaya wuuxuuna ii leeyahay qaado waana lacag xaashii ah oo dollar ah marka maxay noqon karta fasiirkeeda. waad mahadsan tahay. Jawaabta: Riyada waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto jago sare sidoo kale inaad yeelan doonto magac iyo awood, riyada […]
Riyada gaadhi qaaliya iyo shandad dollar iyo eedaanka salaada

Su’aasha: Asc ciid Mubarak kuli caam wa’antum bilkhayr Waxaan ku riyooday anoo gaadhi aad u qurux badan oo land cruiser ah oo cadaana wata Waxaan Kusocday xaga suuqa waxaan siimaray meherad igu lahayd lacag waxaan siiyay lacagtay igu lahayeen waxaan sitay shandad lacagoo buuxda waxaa yaabay markaan lacagta kasoo saarayay boorsada yacnii badnideeda aadba waan […]
Anoo lacag badanoo dollar ah jeebka ku wata dadna caawinaya

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur gaar ahaan qaybta fasirka riyada Allah macak waxaan ku riyooday anoo jeebka ku sita lacag badanoo dollar ah waxaanan caawiyay 4 nin waxaan $ 50 siiyay sheekh xaafadayada ah ama imaam ka masjid noo dhaw ah waxaan kaloon $17 dollar siiyay sadex ninoon garanaayo midkiiba $17 […]
Riyada dooxoo socda iyo roobka iyo lacag doolar

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak waxan ku riyooday anoo ila socdaan laba nin oon sxbo nahay oo gaadhigayga aanu wada raacnay xili casar ah roobna da’ayo kabacdi midbaa dagay 30 dollar ayuu isiiyayay waanu kasoo noqonay labada yadii waxaanu soo marnay dooxway oo biyo aan aad u badnayni socdaan roobkiina […]
Riyada lacag dollar ah oo aad u badan

Riyada lacag dollar ah oo aad u badan Riyada: asc waxan ku riyooday anoo lacag dollar ah oo aad u fara badan jeebka iigu jirto oo intaan soo saaray badh ka sarifanaaya suuqa 2 waxaan ku riyooday aniga oo gurigayga inyar u sii jira ayaan markan soo gaadhay dayrka gurigayga oo ahaa mid wayn gaadhigaan […]
Riyada lacag badan jeebka ku jirto

Su’aasha: ASC sory gudomiye qoralkii aan hore usoo diray erayada ayaa isku dhex darsanaa Waxan Ku riyooday anigoo lacag laba boqol oo kun ee lacagta wada aan joogo ah lacagtaasoo lacagta wadankan aan joogo mida uugu sarayso ah ayaan Ku riyooday anigoo jeebka dambe gashanayo lacagtaaso mid laatuug Ku xiran ah lacagtaaso Dollar ahaan u […]
Riyada qof dhintay oo lacag kaa dalbanaya

Su’aasha: Asc, salaan kadib xalay waxaan ku riyoodey qof dhintay, oo uu ileeyahay niyow lacagtii aan kuu dhiibanaayey $25 iiga sii anna lacagtii waan wada isticmaaley, anna waxaan dhahy waan ku siinayaa dhib malahan wax yar isug Markaa riyadaas maxaa lagu Fasiri karaa? Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa in ninkaas uu u baahan yahay sadaqo loo […]
