Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan riiyo ku arkay wiil aan saxiibo nahay iyo xaaskiisa oo isku dhacsan waxan leeyahay anigana ayaa heshiisiinaya oo arintoodda dhexgalay odayna ka noqonaya qilaafkooda waan dhamaynaya marka maxay noqon karta fasiirkeeda. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad wanaag ka talin doonto aad bulshada anfici doonto, siiba qofka saaxiibkiiga inaad wax tari […]
Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah

Su’aasha: Asc wllo asc wllo Xalay waxan ku riiyooday Xaaskeyga aan hadda qabo oo nin odey ah uu furay ayna murmayaan anigana aan goobta fadhiya anoo dhahaya xaaska anaa qaba. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa xalaad lasoo guboonaan karta shaqada aad hayso xaaska mararka qaar waxaa lagu fasiraa shaqada iyo mustaqbalka qofka, waxaa laga yaabaa qof […]
