Riyada dagaalka iyo dilka oo dad dhex maro

Riyada dagaalka iyo dilka oo dad dhex maro Riyada: Asc wll waxan ku riyodey familgyga dhamantii ila aderadey guri wada jogna kadib waxa so degtay diyaarad gurigayaga agtisa wan naxny waxa utagay diyaradii adeerkay oo sita laba qori ama loox kadib waxa diyaradii kaso boodey wax jin u eeg adeer tuurey kadib dagalkii halkasu ka […]
