Riyada Jinka lala dagaalaayo oo la dilayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo la dagaalamayo Jin leh suurada walalkay iga yar iyo dad kale oo family kayga ah dagaal badan kadibna aan dilayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof caqli badan oon la siri karin, culimada riyada fasira waxay dhahaan qofkii arko asoo jini dilayo wuxuu noqonayaa qof aan […]
Riyada qof safar ku jira dood iyo dagaal kadib gaarigii ka tagayo

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxaan kuriyooday anigoo safar galaya, boorsadaydii ayaan soo xidhxidhay waxanan imid shirkadii baabuurta laga raacayay tigidhkii ayaan goostay kadib gaadhiga ayaan fuulay waana wakhti habeenimo ah, gaadhigii markuu magaalada kabaxay ayuu jiidhay neef xoolo ah ,waxyar kadib dadkiu neefka lahaa aya nagusoo xoomay waan soo dagnay kadib dirwalkii iyo nin kamid ah […]
Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Su’aasha: Salaamu calaykum, sheekh Alle ha ku xafidee waxaad ii soo fasishaa riyadan”waxaan ku riyooday gabadh noo shaqayn jirtay oo hada naga tagtay oo walaashay oo umula wajiga kadiirtay ka xagatay Ana markaan arkay aan isdagaalnay oo ay doonaysay anigana inay wajiga iga xagato xaasidad bay ahayd aakhirna heshiinay shaah wada cabnay xulbad leh iyo […]
Riyo caajiib ah oo qiso xambaarsan

Su’aasha: Asc bahda daruur habayn ayaa waxaa ku riyooday wiil aanan aqoonin oo taleefan loo diraayo markii uu baxay wax yar ka dib mid aan is naqaano igu dhahay sxb labo taleefan ii soo iibi wiilkiina taleefanka ka soo qaad waa laga qaadanaayee aniga waxay ila ahayd inaan ahay qof laga cabsado waa baxay waa […]
Naag ku riyootay iyadoo naag kale dhagta ka qaniintay

Su’aasha: Riyo naag kuriyotay ayado ladagashay naago badan ee mid kamida qanintay e dhag ka goysay nagihi soweraray ayeey dhag ka goysay weyna carartay cabsi darte. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa buuq inay gali doonto naagtaas, sidoo kale dad cadow ayay yeelanaysaa oo ay ka joojin doonto hadalkeeda, cadaawad ayaa dhex marayso sida riyada laga fahmayo.
Riyo anoo jaranjaro fuulaya oo labo qof isugu galmoonaya

Su’aasha: Riyo anoo jaranjaro fuulaya waxan arkay nin iyo naag galmo kusameynaya jaranjarta mel lasiman wan kudhahay maxa waye dadka aan edabta lahen kadib naagti isora disay oo igu tiri maxa nagarabtay wankudila ana wanqaninay oo aadbey u qeylisay iifasira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khiyaano iyo dagaal waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso dadka […]
Waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay

Su’aasha: Riyo waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay oo dad isugu wacaya wa idulmiyay leh ayuub iguy iri ma ogtahay inan sinestay hada kahor ana saas markow.dhahay ayan naxay oo aamusay oo waxan ku fakaray wanayabana oo kaliyey istagay mel walasheyna wa i ag taagned waxan ahay marwo hada. Jawaabta: […]
