Guri wada quraaradoo aad u dheer ayaan ku riyooday

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin marwalba waxaan ku riyooday anigoo jooga guri aad u dheer oo dabaqyo ah makhsin waynoo kamida aniga iyo laba gabdhood oo qurux badan iyo aniga iyo wiil aanu sxbo nahay waanu sheekaysanaynay anagoo faraxsan waan kacay waxaan istaagay daaqadoo ahayd muraayad waxaan arkay dhulkii aad nooga hooseeya yaabay suu u dheeraa […]
Waxaan ku riyoodaa anigoo meel ka dhacaayo

Su’aasha: Marar badan waxaan ku riyooday anigo jaranjaro ka si dhacaayo oo rafaadaayo lkn ugu danbeyn wan ka dagaaa mase wa ley dajina mararka qaarna wan ka kacaa hurdada anigo neeftuurayo Mararka qaarna waxan ku riyoodaa anigo jaranjaro ka dagan karin waxa i dajinaayo qof. Jawaabta Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo kugu adag oo […]
Riyada dhismaha iyo dabaqa seddexaad

Su’aasha: Waxaan kale on Ku riyooday anigoo joogo sar dabaq ah waxaana raadinaayay qeebta koowaad ee sartaas dabaqa ah waxaa ila socday nin fuundi camal ah waxaan tagnay qeebtii sadaxaad nin baan aragnay waxuuna ina tusay labarka aan joogno waxuu ina yiri qeebtani waa sadaxaad kadib ninkii Ila socday ee fuundiga u ekaa ayaa ciid […]
