Fasirka riyada caanaha mac

Fasirka riyada caanaha mac Su’aasha: Riyada marka aad ku aragto caano oo macaan badan adoo cabaya maxaa lagu fasir karaa. Jawaabta: Riyada caanaha, caanaha waxay tilmaamyaan wax aad u wanaagsan arsaaq aan dhib loo marin ayaad la kulmi doontaa inshaa allaah, xadiiska abuu hureyra ayaa wuxuu tilmaamay marka nabig SCW la doorgaliyay habeenka dheelminta caanaha […]
Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa

Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa Riyada: ASC walaal waxan ku riyooday anoo lisaayo neef ariya kadibne caanihi ay isku badaleen wax gaduudan dhulkoo dhana kuhalaabay Fasirka: Caanaha aad lisayso waxaa lagu fasiraa hanti, waxaa laga yaabaa inaad lacag hesho laakin lacagta aad hesho meel xun ayay kaa aadaysaa, waxaa laga yaabaa inay xaaraan […]
Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa

Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa Riyada: Walaalayaal qofka caano ku riyoodo isagoo cabbayo maxaa lagu fasiraa Fasirka: Riyada caanaha guud ahaan waa khayr iyo bishaaro. qofkii ku riyoodo isagoo caano cabbaya, hadduu yahay qof safar u socdo guul ayuu kala kulmaa, hadduu yahay qof arday hormar ayuu gaaraa, haddii ay tahay naag uur leh […]
