Waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.

Su’aasha: ASC waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo. Jawaabta: Riyada huwashada bustaha waa guur soo dhow maxaayeelay guurka wuxuu kuu keenaan dugaal waana asturaad waliba guur oo nimco badan wata ayuu noqonayaa inshaa Allaah. Socodkana waa shaqada aad ku jirto iyo dadaalka weyn aad hayso. Guud ahaan riyada waa riyo khayr badan wadata […]
