Fasirka riyada yaayuurta ama mukulaasha

Riyada bisadda ama yaayuurta waxay yeelan kartaa tafsiir kala duwan waxay yeelan kartaa tafsiir fiican ama tafsiir xun. bisadda inta badan awaxy tilmaamaysaa khiyaano iyo dhagar ama gogoldhaaf iyo sino, sidoo kale yaayuurta waxaa lagu fasiraa naag dhilo ah waxaa fiican bisada cad ama kuwa yaryar waxay tilmaamayaan farxad iyo wanaag qofka usoo socda. sidoo […]
Riyo bisad iyo libaax maxaa lagu fasiraa

Su’aasha asc waan idiin salamaya dhamadina. Waxa dhib igu hayaa 2 riyo kala ah kow libaax ila dagalamaayo..marna makulaal ama bisad oo ila jiifta mukulasha wey igu soo sexaneysaa iyadoo dhirir badan markaan soo kacana daaqada bey ka baxeysaa anoo u jeydo.fadlaan wan u bahana qeer allah idiinsiiyo wa bilaahi towfiiq. Jawaabta Libaaxa wax badan […]
