Gabar ku riyootay awoowaheeda dhintay oo gaajaysan

Su’aasha: habayartayda way hurdaysay kadib waxay riyo ku aragtay awoowaheyga oo dhintay wuu u yimid wuxuu ku yiri gaajo baa i haysa cunto ii sameey waxay ku tiri aad gabadhaada weynta iyadaa waligeeda ku adeegi jirtay wuxuu yiri ma rabo inay wax ii samayso adi ii sameey maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Gabar ku riyootay ayeeydeed iyo awoowgeed oo qabrigooda is dhinac yaalo

Su’aasha: Fg Riya hore oo an qalday Asc gabar ayaa waxay ku riyootay iyadoo Gabar yar sinta ku wada ayeeydeed oo dhimatay iyo awoowgeed oo nool oo qabrigooda is dhinac yaal ayeeyada way dhibaneyd dadka Qabriga kula jira ayaa dilayey waxayna laheyd iga war haaya gabadhii ay sinta ku wadatay ayey ayaayadii laaceysaa balse gabadha […]
Gabar yar ku riyootay awoowe oo dhintay

Su’aasha: asc walal walashey iga yar oo caruur ah ayaa habeen inta aan lagalin salaada subax waxyar kahor ayaa ayadoo ooneesa soo kacday markaan weydiyayna waxay iisheegty inee kuriyootay awoowe oo dhintay runtii aad ayaan uga naxay gabadhana waa gabar yar 6 ilaa 10 ayee u dhaxeysaa awoowena waa uu xanuunsan yahay oo lugaha ayuu […]
Riyada message sheegaya awoowaha inuu dhintay

Su’aasha: ASC wllo waxan ku riyooday qof message iso dirayo oo i dhahayo awoowgaa allaha u naxariisto wuu dhintay hadane qoral kale ayan arkay oo tacsi eh magaca awowgey ku qoran yahay Jazakaallh. Jawaabta: Haddii uu awoowahaaga nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto mashaakilka ku haysta oo aad nafisi doonto sidoo kale […]
Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday Awoowgey 4 sano ka hore dhintay anoo isbitaal u wada asaga oo xanuunsan. Maxay noqon karta marka fasiirkeeda qof dhintay oo isbitaal loo wada. Jawaabta: Riyada awoowaha oo jirran waa riyo tilmaamaysa in dhibaato ay kugu soo socoto iyo walwal, waxay tilmaamaysaa wax xun inuu ku qabsan doono, […]
