Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday Afurka Sheekh Sudeys oo aad ugu faafay baraha bulshada. dadka markay arkeen cuntada badan oo miiska ugu safan sheekh Sudeys. waxay soo qoreen kuma : habboon qof wadaad ah inuu sidan sameeyo. siiba asoo ah imaamka xaramka waa arrin zuhdiga khilaafsan.’ dadka qaarkii waxay soo qoreen Sudeys dadka saboolka […]
Cristiano Ronaldo lacag afur ugu deeqay reer Falastiin

Warar saxaafadeed ayaa waxay sheegeen in Cristiano Ronaldo dos Santos xiddiiga kubbadda cagta oo hadda cayaara kooxda Juventus Football Club uu ku tabarucay lacag gaareysa 1.5 malyan yuuro sidii loogu afurin lahaa dadka danta yar ee shacbka Falastiin bisha Ramadaan. waliba waa Gaza oo ay saaran tahay cunaqabateen xagg dhulka iyo badda iyo cirka
Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia Dalka Austaralia oo sawirada Rw New Zealnad Jacinda Ardern lagu dhejiyay iyadoo qoorta galinayso qof Muslin ah. taasna waxaa loo sameeyay Munaasabadda bisha Ramadan. dadka degan dalkaas ee Muslinka ah ayaa loogu tahniyadaynayaa. sawirada oo meelo badan lagu dhejiyay bisha Ramadaan awgeed. waxaana lagu qoray Salaam oo […]
Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Macnaha Ramadan dad ayaa isku dayay magaca inay kasoo saaraan waxyaalo macne oo fiican leh Ra’da waxay kasoo qaadeen in laga soo gaabiyay ereyga English Remember oo macnihiisu yahay xusuuso. A’da waxaa laga soo gaabiyay Magaca Allaah Ma’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga engilishka Mornig oo laga wado Aroortii A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga […]
