Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa?

Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa? Su’aasha: Waxaan ahay nin doob ah mararka qaar waxaan ku tarax tagaa daawashada filimada qaawan oo aan kacsi iyo dareen waali ah ka qaado mararka qaarna waxaa niyada iga xooga anigoo baashaalaayo oo wax wasaayo kacsi hor leh ayaan dareemaa marka sideen u joojin karaa ka fakarka […]
Qooqa badan cuntada miyuu jaraa

Qooqa badan cuntada miyuu jaraa Su’aasha: Waa idiin salaamay walaalyaal, waxaan ahay wiil doob ah oo 22 sano jiro anigoo bilooyinkii dambe caadeystay siigada ayaa hadana waxaan isku arkay hadaan siigeysan in ay qandho i qabaneyso oo waxba cuni karin oo raashiinka xitaa iima dhadhamo inaan siigeysto mooyee markaasaa waxoogaa furfurmaa marka sideen ka yeelaa […]
Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings

Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings Su’aasha: Asc marka hore walaal waad ku mahadsantihin shaqada aad u haysaan bulshada جزاكم الله خير الجزاء Suaashaydu waxa weeye wll kacsigayga ayaa aad u daran ma siigaysto hada filiman xun xun ma daawado alx , cunto nafaqo lehna ma cuno , xataa xaas […]
Dhibka laga qaado biyabaxa badan

Dhibka laga qaado biyabaxa badan Su’aasha: waxan ahay qof aad u daren badan mar kaste daren xoog ayan dareemaa mana ihi qof seehaysto ama daawado filimada wasmada markaan dhalinyar ahaa habeeb kaste ayaan naag ku riyoon jiray anoo jirka ka tabanaya markaas ayan biya bixi jiray markaan guursaday waxan noqday qof aad ugu galmooda xaaska […]
