Yoga iyo caafimaad ma xiriir baa ka dhexeeya

Yogada sida la og yahay waa fal kasoo jeeda diinta Hinduusiga, gaalada ku nool addoonka aad bay ugu dadaalaan inay faafiyaan, dad badan ayaa laga dhaadhiciyay yogada inay tahay wax aad u fiican oo laga rabo qof kaste inuu sameeyo. haddaba waa maxay yoga ma caafimaadka ayay wax u tartaa? Yoogada ma aha kaliya jimicsi […]
Galmada duhurka duqnimo maa laga qaadaa

Galmada duhurka duqnimo maa laga qaadaa Su’aasha: Waxaan maqlay galmada watiga duhurka ninka uma fiicna, qofka waqtiga duhurka galmo la sameeya xaaskiisa wuxuu kala kulmaa dhibatoyin badan wax kamid ah duqnimo aya kusoo degdegayso timihisa cirada ayaa dhaqso galayso jirooyin badan ayu ka qada xiliga duhurka marka waxan rabi laha inaad iiga soo jawabtan adna […]
Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha

Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha Dumarka qofka raba inuu jacayl dhab ka helo waxaa laga rabaa inuu u ilaaliyo qalbigeeda sida dhalada loo ilaaliyo oo kale. Hadalada amaanta naagta waa daawada jacaylka, haweeneyda waxay ka jeceshay wax walbo. ninka aan naag amaanaynin waxaa laga yabaa inaysan ka helin la noolaanshihiisa. Rag badan […]
Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo

Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo Garoob iyo gabar bikro ah guur ahaan waxaa fiican gabar wali aan la guursanin. Gabadha bikrada ah waxay ku fiican tahay nin kale masoo arkin. laakin midda garoobta ah nin ayaa horay usoo guursaday marka waxay isu barbardhigi kartaa ninka hadda iyo midka hore. ninkii hore […]
Raaxada nafta iyo rafaadka jirka

Raaxada nafta iyo rafaadka jirka Raaxada ayaa waxay tahay labo nooc. raaxo nafta ku raaxaysanayso iyo raaxo jirka ku raaxaysanayo. laakin labada raaxo way isku xiran yihiin, mid hadday qalloocato midda kale way raacaysaa. Tusaale ahaan haddii lagu siiyo guri qurux badan alaab nooc walba ay taallo, cunto nooc walba ay taallo. Laakin meel waxaad […]
Dhibka laga qaado biyabaxa badan

Dhibka laga qaado biyabaxa badan Su’aasha: waxan ahay qof aad u daren badan mar kaste daren xoog ayan dareemaa mana ihi qof seehaysto ama daawado filimada wasmada markaan dhalinyar ahaa habeeb kaste ayaan naag ku riyoon jiray anoo jirka ka tabanaya markaas ayan biya bixi jiray markaan guursaday waxan noqday qof aad ugu galmooda xaaska […]
