Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka Gabadha waxa lagu doorto waxa ugu horreeya waa diin laakin marka diinta lagasoo reebo meelahan ayaa laga eegayaa:Gabar marka aad guursanayso waxaa lagaa rabaa inaad ka eegto dhowr waxyaabood kuwaas oo loo qeybinayo labo waxyaalo waa wax aan la taaban karin sida dabeecadda iyo akhlaaqda hadalka macaan sheekada qurxoon qosolka […]
Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan

Naag dheer iyo naag gaaban yaa qurux badan Naag qurux badan Gabar gaaban ama gabar dheer. Dad badan ayaa is weydiiya yaa soo jiidasho badan iyo qurux naag gaaban iyo naag dheer. Dhaqanka soomaalida waxaa aad loo jecel yahay gabadha dheer, gabar gaaban qurux ma laha. Laakin cilmi baaris la sameeyay waa lagu ogaaday haweeneyda […]
Afarta waxyaabood Gabdhaha loo guursado maxay yihiin

Dadka caadi ahaan afartaan waxyaalood ayay dumarka u guursadaan sida xadiiska uu sheegay Nabiga SCW wuxuu yiri : تنكح المرأة لأربع مالها وجمالها وحسبها ودينها صحيح البخاري Haweeney waxaa loo guursadaa Afar waxyaalood hantideeda iyo nasabkeeda iyo quruxdeeda iyo diinteeda ee ku guulayso midda diinta leh gacmahaaga ciidda ha galaanee Taasoo laga wado diinta […]
Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda

Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda Soomaalida waxaa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin dadka adduunka ugu quruxda badan. midabka soomaalida waa midab u dhexeeyo cadaan iyo madow waa midab maarin ah. sidoo kale waxaa lagu tiriyaa bulshada soomaaliyeed bulshooyinka ugu nadaafad fiican xagga jirka. dumarka soomaaliyeed ma jiro wax ka nadaafad badan waa […]
