Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray Waqtiga wuxuu ka qaalisan yahay dahabka iyo dhaymanka, waqtiga waa nolosha, qofkii waqtigiisa iska lumiyo cimrigiisa ayuu ku khasaariyay. Qofka fiirfiirya quraanka kariimka wuxuu ogaanaa inuu waqtiga aad ugu dadaalay, afar suuradood oo ka mid ah suuradaha quraanka kariimka waxaa loo bixiyay magacyada waqtiyada qaar, waa […]
