Dhuusada cambarka sababta keento iyo daawada

Dhuusada cambarka sababta keento iyo daawada Dhuusada ama aariyada kasoo baxda siilka haweenka maxaa keena ma cudur baa? Dhakhaatiirta ku takhasusay jirrooyinka xubnaha taranka dumarka waxay sheegaan. aariyada dhawaaqa leh ee kasoo baxda cambarka dumarka inay sababo kala duwan ay ka dambeeyaan. waxaa ka mid ah, inay tahay meesha meel cudur leh oo jirran cuncun […]
