Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada

Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada Isha waxay ka mid tahay xubnaha jirka ugu qaalisan uguna xasaasiyad badan. Dad badan ayaa ka sheegta il xanuunka mararka qaarkooda waxaa la socda madax xanuun. Xanunka isha waa noocyo badan waxaa jira xanuun gudaha isha sidoo kale mid daboolka isha ku eg ama xanuun uu la socodo guduud sida […]
Dheg xanuun maxaa daawo u ah

Dheg xanuun maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxan isku arkau malmahan dheg xanuun, marka ay xanuunka bilowdo dhegta dhub ayay guux wa u eg ayaa ka yeeraya daawo maxaa u ah. Jawaabta: Cudurka dheg xanuunka waa wax dadka ku badan mararka qaar qof hal dheg ayaa ka xanuunta marka kalena labada dhegood, xanuun fudud iyo […]
Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo

Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo Su’aasha: Waxaan idinka rabaa inaad igula talisaan daawada dabiiciga ugu fiican hargabka iyo qfaca iyo sanka oo wada xiran. Daawada ugu fiican hargabka lagu daaweeyo liin malab sanjabiil Jawaabta: Hargabka ama qabowga waxaa sababa fayras xilli gaar ah u badan sida waqtiyada qabowga laakin waxaa jiro daawooyin dabiici ah […]
Qobka mooska faa’idooyinka uu lee yahay

Mooska waa lawada og yahay inuu yahay furuud aad u fiican. laakin ma og tahay qobkiisa faa’idooyinka laga helo? marka aan kuusoo duuduubno faa’idooyinka qobka mooska waa sidatan: 1- wuxuu u roon yahay cuncunka jirka iyo xanuunka ka dhalanaya meelaha cayayaanka kaa qaniino, inta la shiido ayaa la mariyaa. 2- indhaha ayuu u roon yahay, […]
