Maalinta jimcaha qof baas ay u tahay ma jiraa

Maalinta jimcaha qof baas ay u tahay ma jiraa

Su’aasha: Asc wll waxaan ahay Nin dhalin yara ah oo 20 jir ah Tan inta aan caqliga lahaa ee aan wax dareemi karay waxaan isku arkaa in maalinka jimcaha uu ii yahay maalin dhibaato iyo murugo Jimca kasta waxaa igu furan War war iyo mushkilado waxa aan qorsheystana iima hagaagaan maalinkaas jimcaha ah , Jimcooyinka […]