Ragga xawayaanada u galmooda muxuu yahay xukunkoodu?

Su’aasha: Ragga qaar waxaa jira inta ay dareenkooda xakameyn waayeen u dhaca dhinaca xawayaanada la dhaqdo sida dameeraha Lo’da iyo ariga in ay fuulaan, arintaas diinteena maxay ka tiri teda kale haduu nin u galmoodo xoolaha aan cuno sida ariga iyo kuwa kale xoolahaas ku dhacay shahwadii ninka ma banaan tahay in la cuno ama […]
Ninka isoo furay ayaan ku fikiraa asoo galmo ila samaynaya

Ninka isoo furay ayaan ku fikiraa asoo galmo ila samaynaya Su’aasha: Garoob aan ahay mudo nin ma arag waxan isku arkaa dareen xog badan oo mararka qaarkooda waxan ku fikiraa inaan nin ku dhaco, mana ka baxo maskaxdayda xataa habeenaha qaarkooda ma hurdi karo hadaba maxa talo aad i sinaysan mahadsanidin. Jawaabta: Dumarka marka lasoo […]
Sidee layskaga joojiyaa daawashada kilibyada galmada

Sidee layskaga joojiyaa daawashada kilibyada galmada Su’aasha: Walaal, waxaan daawada muuqaalada qaawan ee wasmada, marka waxaan isku arkay hadaan iska joojiyo xitaa inay sidii qabatin cml ii qabaneyso oo aan dareemaayo kacsi saa’id xitaa aan cunada ugu go’aayo ilaa aan muuqaaladaas ka arko mooyee marka sideen nafteyda ugu joojin karaa muuqaaladaas. Sidee layskaga joojiyaa daawashada […]
Qooqa badan cuntada miyuu jaraa

Qooqa badan cuntada miyuu jaraa Su’aasha: Waa idiin salaamay walaalyaal, waxaan ahay wiil doob ah oo 22 sano jiro anigoo bilooyinkii dambe caadeystay siigada ayaa hadana waxaan isku arkay hadaan siigeysan in ay qandho i qabaneyso oo waxba cuni karin oo raashiinka xitaa iima dhadhamo inaan siigeysto mooyee markaasaa waxoogaa furfurmaa marka sideen ka yeelaa […]
Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan

Sheekooyinka galmada dhibkay doobka u keenaan Su’aasha: SCW walalayal bahda daruur wan idin salay wad ku mahadsan tihin webkan qimaha badan, walaal waxan ahay qof doob ah waxan ka helaa inaan akhristo sheekooyinka raaxada galmada, wagii hore qisooyinkaas ayan meelo badan ka akhrin jiray sida bugagta jacaylka, kadib waxan bilaabay inan kahristo internetka markan akhriyo […]
Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?

Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa? Su’aasha: Waad salaamantihiin bahda mareegta Daruur Waxaan ahay Nin doob ah, hadana waan dareen badanahay, waliba dareenka kacsigeyga isma badalo hadaan gaajeysanahay iyo hadaan dharganahay midna, teda kale waxaan ugu daranahay xilliyada aan kaligeyga ahay, waxaan isku arkaa kacsi badan niyad kacsanaan mararka qaar xitaa xubinteyda taranka ayaan […]
Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa

Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa Su’aasha: waxan ahay nag ninkeeda inta badan safar ku maqan waxa dhici karo inu iga maqanaado labo bilood wax ka badan taasna mar kasta ayay dhacda waa nin track ka shaqeeya, anigana qof waxan ahay dareen siyaado leh habeenha qaar ma hurdi karo anoo biya iska […]
