Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya

Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya

Diracley ayaan is guursan rabnaa ila taliya Su’aasha: Gabar ayaan doonan rabaa laakin waa gabar labiska diraca banaanka ku qaadato waxaan rabaa inay is xijaabto iyaduna ma fulinin waxa aan rabo mar kaste waxay igu tiraahdaa xijaab waxaan qaadanaa marka aan is guursano waxa aan samaynayo ma garanayo. Jawaabta: Sida aad og tahay xijaabka waa […]

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday Su’aasha: waxan ahay gabar jaamacad dhigata waxaa isoo doontay nin ku nool yurub laakin wuxuu leeyahay xaas wuxuu rabaa  guur  oo aan loo sheegin xaaskiisa guurka inuu noqdo guur qudbasireed ah marka ninka wuxuu rabaa inaan soomaali iska joogo oo aanan meel kale aadin maxaan sameeyaa ila taliya. […]

Guurka gabdhaha yaryar iyo odayga weyn

Guurka gabdhaha yaryar iyo odayga weyn

Sawiro ayaa ku faafay baraha bulshada shalay iyo maanta sawirada waxaa ka muuqda nin oday ah oo la sheegay inuu jiro 73 sano oo guursaday gabar jirto 13 sano. waxaa la sheegay arooskooda inuu ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. dadka soomaaliyeed ayaa labo u qeybsamay  dad taageeraya iyo dad diiddan oo dhaleeceynaya. Guurka […]

Wiil ayaan jeclahay aabahaygana ma rabo ila taliya

Wiil ayaan jeclahay aabahaygana ma rabo ila taliya

Su’aasha: SC waxan jeclahay wiil isku xafad an nahay, isagana wuu i jeclyahay, lakin marka aan u shegay aabahayga wuu diiday wuxuu igu yiri ma guursanaysid nin aniga aan rabin, wilka waa qof fican marka maxan sameya ila taliya. Jawaabta: Guurka waa mustaqbal aan sahal ahayn, ninka aad guursanayso waxaa fiican in labadaaada waalid ay […]

Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto

Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto

Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto Muuqaalkan gabar nolosha qoyska fahansan ayaa waano u jeedinaysa gabdhaha xaasaska ah.                 Isfahanka guurka ama lamaanaha ma aha wax yar, jacaylka dhabta ah ah wuxuu ku dhisan yahay isfahan iyo iskaashi. soomaalida marka ay ku noolaayeen dalkooda waagii hore 40 sano […]