Hilibka guduudan dhib ma leeyahay

Hilibka guduudan dhib ma leeyahay Hilibka guduudan waxaa laga wadaa hilibka ariga iyo geela iyo lo’da iwm. waxaa cagsi ku ah hilibka cadka isagana waxaa lga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iwm. marka hilibka sida lagu sheego ma aha xagga jirrada iyo caafimaadka. daraasooyin badan ayaa ku tuhma hilibka inuu leeyahay jirrooyin badan, aad bay […]
Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo sameeyo. Waxaa haboon dab khafiif in lagu kariyo si uuna u isbaddalin. waxaa laga helaa hilibka idaha Vitamiin B iyo Vitamiin B12. Wuxuu ku fiican yahay in la dubo Qaabab kala duwanna waa loo […]
Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa Hilibka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan nolosha. wuxuu kaalin weyn ka qaataa koritaanka jirka iyo seedaha. hilibka waxaa ku jiro Burutiin. midkaas oo kordhinaya maaddo lagu magacaabo Dopamine taas oo ah maaddo kimikaal ah oo maskaxda saameysa waxayna keentaa kacsi. sidoo kale hilibka wuxuu wataa maaddo […]
Sheekada Juxa iyo wanka waa qiso gaaban

Juxa wuxuu lahaa wan cayilan oo shilis ah. saaxiibayaashiisa ayaa waxay ka dalbadeen inuu wanka gowraco si ay u wada cunaan hilibkiisa. mid ka mid ah saaxiibayaashiisa ayaa wuxuu ku yiri: juxow wankan maxaad ku falaysaa, juxa wuxuu yiri: xilliga qabowga ayaan ugu talaggalay inaan ku moodo. saaxiibkiisa wuxuu ku yiri miyaad waalatay? miyaadan ogeyn […]
Waxtarka hilibka idaha Benefits of mutton for the body

Waxtarka hilibka idaha Benefits of mutton for the body The lamb is delicious and healthy, and has many benefits for health Hilibka idaha wuxuu leeyahay faa’idooyin caafimaad fara badan. Waxaa la sheegay hilibka idaha inuu leeyahay waxtar badan waxaa ka mid ah inuu la dagaalamo kansarka. sidoo kale duqnimada ayuu la dagaalamaa. wuxuuna xoojiyaa difaaca […]
