Ninka iyo gabadha Guriga Qol laga siiyo asoo lasoo dhuuntay

Su’aasha: Asc Waan Idin Salaamay Up-ka iyo Aqoonyahninta daadihisaba. su.aasha aan qabo ayaa ah Hadii nin Gabadh lasoo tagoo ama lasoo baxsado sidaad u taqaan ba Waataa dadkeena Soomalidu Ninkaa iyo gabadhaa Guriga ay yimaadaan Qol laga siiyo Marba cida uu ula yimaado sida Ehelkii, Asxaabtii, ama Qaraabo kale ba Ee uu halkaa kula Dhuunto […]
