Galmada dabada xaaska maku furantaa

Galmada dabada xaaska maku furantaa

Galmada dabada xaaska maku furantaa Su’aasha: Waxan qaba su’aal walwal igu hayso si qaldan ayan xaaskayga futada ugu galiyay guska iyaduna igama reebin waxyba igu tiri iga gali ku  wad dhaman ayaan wada galiyay shaydaan ayaa ii maceeyay waan ku waday ila an galmada ka dhameyo markan dhameeyay ayaan ka shallaayay xaaskayga waxay igu tiri […]

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa Su’aasha: Waxaan ahay nin dhalinyar ah waxaan mar kaste ku riyoodaa anoo dumar dabada uga tagaya mararka qarkood waxan rakaa rag anoo dabada ka fuulaya dad aan kasaayo iyo dad anan kasaynin haween iyo willal gabdho iyo naago waaweyn riyadana way igu soo noqnoqotaa fadlan i sheega waxa lagu […]

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal Su’aasha: waxan ahay gabar 23 sano jirto dhib ayaan ku dhacay xal ayaan rabaa ad baan u baqaya wiil aan is jecel nahay ayaa xumaan igu sameeyay galmo dabad ayuu igu sameeyay wax yar ka dab waxn dareemay xanuun daran caloosha hosteda iyo dhabarka sidoo […]

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo Su’aasha: Walaalayaal waxan rabaa inaan ogaado haddii gabadhaha ninka dabada uga galmoodo yanci galmada dabada uu ku sameeyo oo uu ku shubo biyaha shahwada malaga yaabaa inay uur qaaddo, maxan maqlay wasmada futada uur way keeni kartaa meel ayaan ka akhiriyay dabada biyaha hadi lagu shubo […]

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudrka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska Galmada futada sidaan soo sheegnay waa mamnuuc waxaana isku waafaqsan madaahibta afarta, waxay faafisaa cudrka HIV aydhiska maanta waxaan kuu sheegaynaa xiriirka ka dhexeeyo galmada dabada iyo cudurka aydhiska. sida la og yahay cudurka aydhiska waa cudur dilaa ah oo galmada laysaga qaado waa cudurka burburiya isdifaaca jirka. waxaa […]

Galmada dabada dumarka maxaa sababo

Galmada dabada dumarka maxaa sababo

Galmada dabada dumarka maxaa sababo Sida la og yahay afarta mad’hab iskuma khilaafsana galmada dabada dumarka inay xaaran tahay. waxaa su’aal ah maxaa hadda soo badiyay. rag badan ayaa ka dalbado xaaskooda inay dabada uga tagaan. dadka aqoonta u leh bulshada waxay sheegeen dhowr sabab ayaa soo badisay. waxaan sheegaynaa sababka ugu weyn waa filimda […]

Cudurka Aydhiska HIV astaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo

Astaamaha Cudurka Aydhiska HIV

Cudurka Aydhiska HIVastaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo Cudurka Aydhiska (HIV)  waa maxay ? Waa cudur aad u daran, wuxuu dilayaa isdifaaca jirka. Ilaa iyo haddana daawo rasmi ah looma helin. Aydhiska waa cudur degdeg ku faafo sida loo qaado aad bay u fududdahay.  cudurka aydhiska waxaa laysaga qaadaa galmada nooc kaste ha ahaato. Nin aydhis […]