Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee

Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee Su’aasha: Asc suaasheyda waxa ay tahay waxa aan maqlaa gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee marka maxay kala yihiin fircooni iyo suni labadoodane kee fiican. Jawaabta: Gabar fircooni waxaa laga wadaa midda gudniinka fircooniga la guday gudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo gabadha kintirka iyo […]
Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa Su’aasha: Naagaha fircoonigaa sidee raaxada loo jecleysiya maadaama ay dhibsadaan. Jawaabta: Naag kaste waxay u baahan tahay galmada kahor hadal macaan iyo istiin raaxo badan leh, sidoo kale amaan la amaanayo quruxdeeda, waayo amaanta dumarka kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa raaxada sariirta. Naagaha fircooniga dhammaantooda ma aha kuwa aan […]
Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin

Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin Su’aasha: gabar ayan ahay oo guur uso dhow waxan ka mid ah gabdhaha sunaha loo guday, dhowr meel ayaan ka akhriyay in bikrada iyo toliinka ay kala duwan yihin oo ay kala xanun badan yihin arintaas maxa ka jira teda kale bikrajabinta imisa haben ayay ka qaadanaysaa […]
Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga women

Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga women Su’aasha: Salan sare asxabta qaliga, su’aal ban qabaa gabdhaha sunig u gudan maka kacsi badan yihin kuwa firconiga ah, waxan maqlay gdniinka shaqo kuma laha dareenka dumarka, waxa la heli kara naag fircooni loo guday hadana ka qooq badan naag suni ah, hadalkaas sideed u aragtan fadlan […]
