Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa

Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa Su’aasha: Asc waxaan in mudo ah raadinayey dawooyin aad Soo qorteen oo finka u wanaagsan balse waan waayey Waxaan isticmaalay Daawo Kareem ah oo lagu magacaabo Retinoid cream habeenka u horeysay aan marsaday waxaan dareemay in finka igu sii saaideen hadana maalin kadib Waxaan dareemay in finka iga […]
Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda Su’aasha: Asc waxaan doonayaa inaad iga caawisaan magaca loo yaqaan daawada loo isticmaalo kordhinta maadada Zinc magaceeda, iyo daawooyinka finka loo isticmaalo ee maadooyinka Acidka leh magacyadooda Sida Daawada Niacinamide waxaan u baahanahay Daawooyin iyo cuntooyinkan ay ku badan tahay Acidka. Jawaabta: Daawooyin badan ayaa jira oo zincĀ wata waxaa […]
Bacteriyada wanaagsan Sidee loo kordhiyaa

Bacteriyada wanaagsan Sidee loo kordhiyaa Su’aasha: Asc Isha ayaa waxaa iga galay qashin waxaan tagay dhaqtar waala iga saaray balse waxay igu haysay Xanuun badan dhaqtarkii ayaan ku noqday waxaana ku iri wali inay wax igu jiraan baan ka shakisanahay Wuxuu igu yiri halka aan qashinka ka fujinay baa bugta xanuunka sidaa baa keeneysa ee […]
Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno

Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno Su’aasha: Asc wll En waxaa rabay inaa ku weydiiyo suaal la xirirta indhaha, en walaal maxa sawaba indhaha o yeeshta kuus ama fin kaaso ay kujiran biyo yar yar midkaas o mararka qaar wata xanuun? Mahadsanid. Jawaabta: Finka isha kasoo baxo sababo badan ayaa keena, dad badanna […]
Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican

Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican Su’aasha: SCW bahda daruur waxan rabaa inan idin weydiyo finka dabada afkeeda kasoo baxo oo xanuunka badan baabasiir inuu yahay sidee lagu ogaan karaa marka qofka uu saxaroonaya dhiig ayuu soo dayaa baabasiirta dhiig miyay leedahay finka haduu meesha kasoo baxo maxaa daawo u […]
Fiman ayaa xabadka iyo dusha iiga soo baxay hadana cun cun malahan maxaa daawo u ah

Su’aasha: Fiman ayaa xabadka iyo dusha iiga soo baxay hadana cun cun malahan waan bujiyaa wax cad oo kakan ayaan ka soo baxa wajigana wax saas u badneen ayaa iiga yaala Boomaato nuucee u isticmaali karaa walaal teda kale waxaa garka iiga soo baxo fin weyn oo markaan majiijiyo waa sii weynaana arimahaas ma xasaasiyad […]
Finka isha waa maxay maxaana daawo u ah

Finka isha waa maxay maxaana daawo u ah Su’aasha: Asc wll waxaa Fin iga soo baxay isha bidix geeskeeda midig marka wll maxaa sababa finkaas waa maxayse dawadiisu lakin finkaas wuu ixanuunaa wuuna ilmeeya badanaaba marka sujuuda salaadana wuu ixanuuna wll faahfaahin dheraadana nasii waad mahadsantahay. Jawaabta: Finka isha waa barar yar oo maqaarka isha […]
