Siigada qofka halista ay u keeni karto

Siigada qofka halista ay u keeni karto

Siigada qofka halista ay u keeni karto Su’aasha: Asc wll waxaan raba inan ku weydiyo waxan àad ugu dibanahay cadada xun ee siigada mudana waan waday hada bilihi u dambeyay waxaan bilabay dawashada aflanta xun xun iyo akhrinta qoraalada wasmada Oo dareenka kicinayo waxan marka isku aarkay anigo marki àan ubananka baxo indhaha àan labi […]

Sigis qofkii fiirsado cudur muu ka qaadaa

Daawashada filimada glmada waxa ay keenaan

Sigis qofkii fiirsado cudur muu ka qaadaa Su’aasha: Walal qofka dhalin yarada ah mararka qaar wuxuu ku dhacaa inuu dawado filin sigis waxa dhici karto waqti badan inu dawado waxan maqlay filika sigiska cudur ama jiro ayuu u kena dadka, marka taas ma iga jahil bixin kartaan? Jawaabta: Daawashada filimada galmada ama magaca aad u […]

Filimada galmada sidey wax u galaan

Filimada galmada sidey wax u galaan

Filimada galmada sidey wax u galaan Su’aasha: scw waan idin salaamay waxan idin sheegi rabaa arrin aan ma murugayo mar walba waxaan daawadaa filimada wasmada sidaas ayaan ku siigaystaa marka aan dhamaysto siigada waan shallaayaa marka mudo kiab waxaan is arkaa anoo u laabtay, waxaan bilaabay inaan daawado aflaanta dumarka oo dumarka kale la raaxaysto […]

Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya

Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya

Dumaashidayda ayaan qalad ku sameeyay ila taliya Su’aasha: waxan din kaga bahanahay cawimad aad baan u walwalsanahay aniga xaas ayaan leeyahay waxaan iska rebi la’yahay firsashada filimada xunxun waliba an ku waalnahay filimada wasmada futada dumarka daba weyn taas waxay igu riday inaan aad u fiiriyo dumaashidayda xaaskayga walasheda oo hablaha gadaal u weyn ka […]

Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa

Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa

Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa Su’aasha: Walalo waxan ahay gabar garoob ah ninka isoo furay wuxuu ahaa qof xun wuxuu igu qasbi jray wayaalo xun inaan sameeyo siiba xaga sariirta wuxuu ahaa nin fiirsada filmada galmada  dhowr jeer ayaan ku qabtay asoo filin xun firsanaya sidoo kale cay iyo aflagaado ayuu iigu daraa, […]

Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan

Filimada galmada dhibka ay geystaan

Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan Su’aasha: waxan idinka raba talo waxan cadaystay inaan daawada filimada wasmada nimanka iyo naagah is fuula sidoo kale dumarka qaaqaawan, markaan mudo mooganaado hadana waan u laabanaa dhow jeer ayaan isku dayay hab aan isaga joojiyo ma garanayo maxaa talo aan idina heli kara fadlan. Jawaabta: Daawashada filimada […]