Siigada iyo filimada galmada yaa dambi badan

Siigada iyo filimada galmada yaa dambi badan Su’aasha: Siigada iyo filimada galmada ya dambi badan siigada markan iskudayo inan joojiyo Filimada majoojin karo hada Ramadhan aya lagu jira waqtigii aan tarawiixda iyo ciishaha aan tukan laha waxaan ayan dawada malinti indhaha dumarka kamalabi karo waxaan kacabsi qaba inan Malino Ramadhan siigaysto . Jawaabta: Filimada galmada […]
Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada

Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada Su’aasha: Asc wll wan idin salamay Wana idin kaga mahad celinaya sida wanagsan àad hoowshan uwadan idinko ka egaya Dan kasta din ahay cafimad ahan waxaan idin weydin laha afadan xun ayan muda waday hada wanjoojiyan alxamdullilah malmahan waxaan isku arka cajiin ilgoo daal fara badan […]
Sigis qofkii fiirsado cudur muu ka qaadaa

Sigis qofkii fiirsado cudur muu ka qaadaa Su’aasha: Walal qofka dhalin yarada ah mararka qaar wuxuu ku dhacaa inuu dawado filin sigis waxa dhici karto waqti badan inu dawado waxan maqlay filika sigiska cudur ama jiro ayuu u kena dadka, marka taas ma iga jahil bixin kartaan? Jawaabta: Daawashada filimada galmada ama magaca aad u […]
Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay

Guruubyada WhatsApp ee galmada lagu faafiyo xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Waxaa jirta dhalinyaro Soomaaliyeed oo guruubyo u sameystay siday iskula wadaagi lahaayeen muuqaalada ay ugu yeeraan kala kicis oo ah muuqaalo qaawan oo galmo ka sameysan kuwaas oo kale qofka haduu ku darsado maxay la macno tahay mahadsanid. Jawaabta: Shaki kama taagna inay xaaraan tahay […]
Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa

Ninkeyga filimada xun ayuu daawadaa maxaan sameeyaa Su’aasha: Walalo waxan ahay gabar garoob ah ninka isoo furay wuxuu ahaa qof xun wuxuu igu qasbi jray wayaalo xun inaan sameeyo siiba xaga sariirta wuxuu ahaa nin fiirsada filmada galmada dhowr jeer ayaan ku qabtay asoo filin xun firsanaya sidoo kale cay iyo aflagaado ayuu iigu daraa, […]
Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan

Filimada galmada dhibka dadka ay u geystaan Su’aasha: waxan idinka raba talo waxan cadaystay inaan daawada filimada wasmada nimanka iyo naagah is fuula sidoo kale dumarka qaaqaawan, markaan mudo mooganaado hadana waan u laabanaa dhow jeer ayaan isku dayay hab aan isaga joojiyo ma garanayo maxaa talo aan idina heli kara fadlan. Jawaabta: Daawashada filimada […]
