Riyada qof magaalo kale tagay oo biyabaxay

Riyada qof magaalo kale tagay oo biyabaxay

Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo magaalo aan aqoonin jooga haddana an biyo baxay yacni anoo galmo sameynin baan arkay biyo bax iga imaaday wax dareen ah aysan jirin. Jawaabta: Haddii si dhab ah aad u biyabaxday riyada fasir ma laha, laakin haddii riyada dhexdeeda aad ku biybaxday waxay tusinaysaa riyadaada […]

Fasirka riyada tahriibka Yurub

Fasirka riyada tahriibka Yurub

Asc wllo Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo tahriibaya marka oo galay wadaamda Europe fasiirkeeda muxuu noqon kara. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa isbaddal ku imaan karo noloshaada, xaalkaaga oo isu baddali doono si ka duwan sida aad hadda ku sugan tahay, marka hijrada ama safarka waa nolosha oo isbaddalaysa guud ahaan ma […]

Riyada safarka maxay noqon kartaa

Riyada safarka maxay noqon kartaa

Riyada safarka maxay noqon kartaa Su’aasha: Qofka hadduu arko asoo diyaarad fuuli rabo oo wato boorsooyin waxaa muuqata inuu dal kale u socdo riyadaas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Fasirka riyada safrka inta badan waxay noqotaa is baddal qofka xaalkiisa is baddalayo, waxaa laga yaabaa safarka inuu noqdo hanti ama guur, hadduu qofka aado meel […]