Adkaarta galabkii hadaan joogteyo il ma igu dhaci kartaa

Su’aasha: Adkaarta galabkii hadaan joogteyo il ma igu dhaci kartaa anoo akhriyey. Jawaabta: Adkaarta in la akhristo waa cibaado qofkii sidaas fala uu ajar ka helayo, ha ahaato adkaarta la akhristo subaxdii ama galabtii ama xilliga salaadda, laakin markaad dhahdo haddaan akhristo adkaarta il iguma dhici karto taas waxay gacanta ugu jirtaa Alle, Ilaahay qofkuu […]
Ducada sidey cudurada u qaaddo eeg daliilka quraanka

Allaha abuuray wax kaste. Waa ilaaha awood u leh wax walba, koonkan ma socunayo asoon amar siinin. jirro kaste daawo ayuu u sameeyay waxaana habboon in lala yimaado sababta. Waxaa ka mid ah: ducada iyo in Alle (cazza wajalla) aad loo tuugo, wuxuu leeyahay Alle: {فَلَوْلَا إِذْ جَاءَهُم بَأْسُنَا تَضَرَّعُوا} (Maa Markuu u Yimaaddo Dhibku […]
Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin

Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sababta salaad istikharo loo tukado, haddan istikhaaro tukado daruuri miyaa inaan riyo ku arko waxa aan u tukaday taasoo aan ka wado in riyada laygu sheego wixii saxa ah ama wixii qaldan. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa in salaadda istikhaarada ay tahay […]
Naxariista Alle sida lagu helo

Naxariista Alle sida lagu helo Alle naxariistiisa waxaa lagu heli karaa camal suuban sidoo kale in loo naxariisto wax kastoo nool axaadiista ku soo aroortay naxariista Alle lama soo koobi karo sidoo kale aayado ayaa kusoo arooray naxarista Alle. Abuu Hureyra –Ilaahay raalli haka noqdee – waxaa laga wariyay inuu Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo […]
Macnaha ducada galmada

Macnaha ducada galmada Diinta Islaamka dhinac walba ayay tilmaantay oo ka mid ah nolosha muslinka. qofka marka uu rabo xaaskiisa inuu u galmoodo waxaa sunno ah inuu akhristo duco. Bukhaari ayaa wariyay xadiis ka hadlaya arrinkaas: عن ابن عباس – رضي الله عنهما – قال: قال النبي – صلى الله عليه وسلم -: “لو أن […]
Abaalka weyn laga helo digriga ama xuska Alle

Abaalka weyn laga helo digriga ama xuska Alle Xuska Alle ama digriga wuxuu ka mid yahay cibaadooyinka ugu qiimaha badan, qofka marka uu Alle xuso wuxuu helaa ajir badan aan lasoo koobi karin waana camal aad u fudud aan u baahnayn dadaal xoog badan. Waxaad arkaysaa qofka maanta oo dhan inuu hadlo asoon hadalkaas ka […]
Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay

Ducada maalinta Carafo fadliga ay leedahay Ducada maalinta Carafa waa duco la aqbalo, waa maalin aad u fadli badan, waa fursad aad u weyn qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu ka faa’idaysto fursadda maalintan, waa maalin Ilaahay addoomaha ka xoraynayo naarta, waa maalin dambiyada uu u dhaafayo addoomaha oo dhan muslimiinta ah. Ducada maalinta Carafaad […]
