Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar. sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa. taariikhda Trump waxay ku slaysan tahay cunsuriyad. waxaa la ogyahay shirkadaha ay lahaayeen cidda uu ka dhashay Trump in qof madow loo oggalaan […]
George W Bush oo qoxootiga difaacay

George W Bush wuxuu ka mid yahay xisbiga Jamhuuri ama Repoblic, Bush oo hadda 72 sano jir ah ayaa soo noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka waxaana uu xilka hayay intii u dhaxeysay sannadihii 2001-dii ilaa 2009-kii. wuxuu aad u difaacay dadka qoxootiga ama soo galootiga dalka maraykanka. Bush wuxuu yiri: Xoxootiga waa naxariis loo baahan […]
Trump oo ka hadlay weerarka Masjidka New Zealand

Weerarka foosha xumaa caalamka si weyn ayuu ugu faafay. Hadda wax yar kahor madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa barta Twitter ku qoray hadalkan: Wuxuu yiri: My warmest sympathy and best wishes goes out to the people of New Zealand after the horrible massacre in the Mosques. 49 innocent people have so senselessly died, with so […]
The war between Ilhan Omar and Donald Trump on twitter

Ilhan Omar oo cashar kulul u dhigtay madaxweynaha maraykanka Donald Trump waxay kusoo qortay barteeda twitter : “You have trafficked in hate your whole life—against Jews, Muslims, Indigenous, immigrants, black people and more. I learned from people impacted by my words. When will you?“ “Waxaa laguu adeegsaday noloshaada oo dhan nacaybka Yahuudda Muslimiinta iyo deegaanka […]
Ilhan Omar iyo Donald Trump oo si xun isu weeraray

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump oo si xoog u weeraray Ilhan Omar, wuxuu yiri: Ilhan waa inay isku xishootaa, hadlkeeda aad buu u xumaa, wxaan u arkaa in cudurdaarkeeda uu ku filan yahay” haddaba maxay tiri Ilhan oo ka careeysiiyay madaxweynaha maraykanka? Ilhan waxay tiri: Taageeridda maraykanka uu taageerayo Israel waxaa ka dambeysa lacagta ay bixiso: […]
Mahathir Mohamad oo cashar kulul siiyay Donald Trump

Waa la wada og yahay marka uu Trump u noqday dalka maraykanka madaxweyne inuu u diiday dowlado muslin ah inay galaan dalkaas waxaa ka mid ah: Iran iyo Syria iyo Soomaali iyo Suudaan iyo Yamen waxaa la waayay qof jawaab fiican siiyo Trump dowladaha carabta wayba ku farxeen sida sacuudiga iyo imaaraadka. laakin jawaab culus […]
Trump wejigiisa oo buraash laga sameeyay waana Company from New Zealand

Trump wejigiisa oo buraash laga sameeyay waana Company from New Zealand A company from New Zealand made a brush in the shape of a Trump face Shirkad newziland oo ka sameeya madaxweynaha maraykan Doland trump qaabkiisa qalab musqulaha lagu nadiifiyo, taas waxaa ka horreysay samaynta boombalaha ingiriiska laga sameeyay oo ahaa Trump oo cunug […]
