Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay

Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay

Doodda aan faa’idada lahayn qofka meel xun ayay ku riddaa siiba qofka marka uu ku doodayo diinta islaamka asoo kasoo horjeeda oo raba inuu sugo baadil. Qofka muslinka waxaa lagaga baahan yahay inuu ka dheeraado doodda madhalayska ah. Taas oo laga wado dood aan natiijo lahayn kaliya waa buuq iyo hadal xun. Xadiis ayaa si […]

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la'aanta

Duleelka albaabka iyo dhibaatada galidda idin la’aanta Diinta islaamka waxay ku dhisan tahay wanaag iyo cadaalad iyo akhlaaq. Waa diin eegaysa dhinac walba oo qofka uu ku gaari karo wanaag iyo dhowrasanaan. Islaamka ma oggola in guryaha dadka in la galo idin la’aan sidoo kale in dadka si qarsoodi looga fiiriyo boqa iyo duleelka albaabka. […]

Dhaqanka dadka siduu isu rogay

Dhaqanka dadka siduu isu rogay

Samankan aan joogno sifooyinkan qiimaha badan waxaa loo rogay sidatan. Beenta waxaa loo arkaa caqli badnaan Runta waxaa loo arkaa doqonnimo Cadaaladda waxaa loo arkaa daciifnimo Fiicnaanta waxaa loo arkaa dabbaalnimo Islaweynida waxaa loo arkaa sharaf Tawaaduca waxaa loo arkaa dullinimo Afxaarnimada waxaa loo arkaa geesinimo Qabyaaladda waxaa loo arkaa awood. Tuugaanimada waxaa loo arkaa […]

Maxay soomalidu caan ku tahay

Maxay soomalidu caan ku tahay

Soomaalida waa dad ka duwan umadaha adduunka oo dhan. waxay caan ku yihiin dhanka dhaqanka arrimo badan. waxaa ka mid ah isfahan la’aan 30 sano ayay dhisan la’yihiin dowlad fiican, sidoo kale waxay caan ku yihiin shaxaadka ama tuugsiga, qofka soomaaliga wuxuu aad uga helaa inuu cuno wax uuna shaqaysanin. gudaha dalka waagii dowladda ay […]