Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal waxan u bahanahay Suaal dalaaqa bidciga ah Inu dhacayo iyo in kale Walaal dalaaq dhacay jamaac kadib o a uur iyo caado o la helin Isbuuc dalaqa dhacay kadib uur so baxay Dalaaqas ma dhacay Mise ma dhicin Wa ogahay inu bidco yahay Qaabka u ku dhacay iyo qaabka u […]
Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Naag uur leh ma furi karaa walalaayaan diinta maxay ka qabtaa haddii gabar uur leh aan furo dalaaqa ma bici baa iisoo sheegaa mahadsanidiin. Jawaabta: Guud ahaan dalaaqa ama furiinka ma aha wax fiican ninka naagtiisa waa inuu haystaa intuu awoodo haddii lagama maarmaan ay noqoto wax dhib ma ma laha furitaanka. naagta uurka […]
Furiinka laysku qasbo ma dhacaa

Furiinka laysku qasbo ma dhacaa Su’aasha Hadii si qasab ah lagaga furo xaaskaaga idinko is jecel, weliba dagaal iyo dil la idiinla yimaado MA KAA FURMAYSAA GABADHAADU? Waad mahadsan tihin. Jawaabta Marka hore waa inaan ogaanaa wuxuu yahay qasabka Qasab waxaa laga wadaa qofka marka loogu gooddiyo in la dilayo ama dhaawac weyn loo geysanayo […]
