Qalbiga cad iyo qofka xaasidka ah

Qalbiga cad iyo qofka xaasidka ah Qalbiga cad waa maxay sideena lagu heli karaa Qalbiga cad waa midka u rajeynaya qof walba muslin ah khayr iyo wanaag. inay dadka kale wax helaan risqigaaga wax uma dhimayso arrintaas. inay dadka kale guul gaaraan noloshaada dhib uma keenayso. inay dadka kale caafimaad helaan caafimaadkaaga dhib masoo gaarayo. […]
Haddaad guul rabto dadka xaasidka sidan u gal

Haddaad Guul Rabto Dadka Xaasidka Sidan U Gal Waxaa la sheegay cunug yar inuu isaga lumiyay kobahiisa badda, xeebta ayuu ku qoray: “badda waa tuug“. Nin kaluumaysate ah oo badda ka ugaarsada maalin kaste ayaa isagana wuxuu ku qoray: “xeebta badda waa deeqsi“. Nin badgal ah oo ka helay badda dhayman iyo luul isaga xeebta […]
