Dulqarneyn goormuu joogay ma nabi buu ahaa

Dulqarneyn goormuu joogay ma nabi buu ahaa

Dulqarneyn goormuu joogay ma nabi buu ahaa Su’aasha: ASC Wll yaawaye ninka layiraahdo (dil-qarneen) oo ALLE SWT qur’aanka noogu sheegay, Yuu yhy ma nabi miyaa mise waa qof Iska caadi ah Xilliyada uu noolaa muxuu qaban jiray (qabtay,) Sidee ayuu ku geeriyooday Wll sheekadiisa OO kooban. Baraka-llaahu fiikum… Jawaabta: Dulqarneyn   ذو القرنين  waa naanays waxaana […]

Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad

Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad

Mucjisada Israha iyo micraajka iyo nusuusta cadcad Dhacdada dheelmiska ama israha iyo micraajka waa dhaco dhab ah oo quraanka kariimka si toos u sheegay, waa dhacdo caan ah oo qof kaste muslin ah uu garanayo, inkastoo dad jaahiliin ah oo hadda isku dayaya inay inkiraan dhacdadan oo ay sheegaan hadalo aan sax ahayn sidoo kale […]

Qisada nabi Shiith wiilka nabi Aadam (CS) oo kooban

Qisada nabi Shiith wiilka nabi Aadam (CS) oo kooban

Su’aasha: Asc bahda daruur. Aad baan idiin salaamay dhamaantiin marlabaad Asc wr wb. Nabi sheeth (Cs.) qisadiisa oo kooban iyo qoomka loo soodiray hadii ay macquul tahay Fadlan idinka codsanayaa. Jawaabta: Nabi Shiith waxaa dhalay Nabi Aadam (CS) markii Qaabiil uu dilay walaalkiisa Habiil 50 sano kadib ayuu dhashay, waxaa laga wariyay ibnu Cabbaas (RC) […]

Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay

Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay

Nabiga (SCW) nabinimo miyuu ku dhashay Su’aasha: Sheekh suufi ah Ayan kamaqlay asago leh Nabiga Mohamed csw nabinimo ayu kadashay ruuxi didana gaalnimo ayuu kusiganaya Nabi ayaba oga inu Nabi yahay Mohamed scw marka arrinkan masaxba Mise 40 jir ayuu nabiga Nabi kunoqday scw. Jawaabta: Haddii qadarka Alle laga hadlayo taas waa gooni, qof kaste […]

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisada askari Maraykan Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay Askarigan waxaa la dhahaa Richard McKinney wuxuu ka mid ahaa ciidamada badda ee maraykanka wuxuu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ka mid ah bariga dhexe waxaa ka mid ah meelaha uu kasoo shaqeeyay soomaali wuxuu la socday ciidamada maraykanka sanadkii 1993 joogay dalka soomaaliya. Ninkan […]

Ma jano ayuu galayaa qofka risaalada diinta gaarin ee dhinta

Ma jano ayuu galayaa qofka risaalada diinta gaarin ee dhinta

Su’aasha: Asc ma aqaan Hanaanka uu u Shaqeeyo webkan faiidadan badan inoo hayo ee Daruur in shaqsi kaliya kawada jawaabo Su,aalaha iyo in dhowr qof ay inoo jawaabaan Waxaan dood ka qabay jawaabta Su,aal aan webka Soo waydiiyey ee aheyd muxuu yahay Xukunka qof risaalada ay gaarin ? Jawaabta la isiiyey waxay Aheyd sidan qofkii […]

Rasuul African ama Soomaali ah inuu jiray Malaga yaabaa

Rasuul African ama Soomaali ah inuu jiray Malaga yaabaa

Rasuul African ama Soomaali ah inuu jiray Malaga yaabaa Su’aasha: asc magaceyga waa maajid maalin maalmaha kamid ah waxaan la fadhiyey sxbadey waxaan ka hadleynay Arimo diini ah soon ayeyna aheyd aniga waxaan keenay Laba su’aal oo ilaa iyo hada aniga iyo Sxbadey aan waynay cid inoogu jawaabta Sxbadey qaarkood waa ahlu diin xataa waxaan […]