Hodan Nalaaye yaa ka dambeeyay dilkeeda

Hodan Nalaaye yaa ka dambeeyay dilkeeda Hodan Naalaye waa gabar dibadda ka timid gaar ahaan dalka Canada oo dalkeeda usoo noqtay. qoraalladeeda baraha bulshada marka aad eegto waxaad dareemaysaa inay usoo laabatay dalka iyo dadka. Hodan waa gabar hammi weyn u xambaarsanayd jacaylka dadka soomaaliyeed. marka waxaa laga soo horjeedaa qof kaste oo soomaali ah […]
Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro Hodan Nalayeh waa gabar soomaaliyeed, waxay ku dhalatay gobalka Laasacaanood Soomaali sanadka 1976, waxay kusoo barbaartay qoys ka kooban afar wiil iyo toddobo gabdhood. marka ay jirtay 8 sano waxay ahayd 1984 waxay usoo guureen dalk Canada waxayna degeen Edmonton, Alberta intaysan usoo wareegsanin Toronto sanadka 1992. Hodan waxay gashay […]
Scholarship Dalka Canada jaamacadda WILFRID LAURIER UNIVERSITY

Scholarship Dalka Canada jaamacadda WILFRID LAURIER UNIVERSITY Jaamacadda WILFRID LAURIER UNIVERSITY waa la asaasay 1911 waa jaamacad ku taallo dalka Canada. Waxay u ogoshahay ardayda ajaanibta ah inay wax ka bartaan qaab online ah iyagoo adeegsanaya Internetka. waxaad ka gali kartaa jaamacadda webka ay ku leedahay internetka https://wlu.ca/future-students/admissions/international/index.html Halkan ayaad ka akhrisan kartaa shuruudaha […]
Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]
PM-ka Canada Justin Trudeau oo Masjid ka khudbeeyay

Raisulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa wuxuu booqday masjidka SNMC mosque ee ku yaalla magaalada Ottawa ee dalka Canada. Muslimiinta si fiican ayay suoo dhoweeyeen, wuxuu uga tacsiyeeyay muslinka dhibka loogu geystay dalka New Zealand. wuxuu sheegay Canada inay muslimiinta qayb ka mid ah ay yihiin bulshada. sidoo kale inay kaalin ka qaadanayaan dhismaha Canada. daawo […]
