Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado kaniiniga lagu kordhiyo biyaha shahwada raga dhib ma leeyahay muxuu taraa ninka ma cuni karaa asoo caadi ah oo aan biyihiisa yaran? Jawaabta: Kaniiniga Speman wuxuu ka kooban yahay geedo, guud ahaan wuxuu daawo u yahay borostaatada ninka iyo meelaha biyaha manida soo galaan […]
Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa

Dhibka biyabaxa degdega sidee lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc dr waxan ku weydiin lahaa hdii Alle idam keeda leeyahay hadii aanu qofku horeba biyihiisa ragatinimadu usoo raagi jirin oo uu siigeysina ku darsado oo uu kadib joojiyo siigeysigii ma soo daahayaan biyihii ninku mise sidii hore ayuunbuu sii ahaanayaa wsc waad mhdsnty dr. Jawaabta: Haddii qofka […]
Biyaha shahwada qofka ma usoo noqonayaan

Biyaha shahwada qofka ma usoo noqonayaan Su’aasha: Sida aan ognahay marka uu qofka siigeysto waxaa ka baxa biyo biyahaas ka baxay dib miyey u soo laabanaayaan mise waa sidey u baxeen. Jawaabta: Ninka marka ay biyaha shahwada ka baxayaan waa nafaqo jirkiisa ka baxayso, marka uu cuno cunto nafaqada way usoo noqonaysaa, laakin marka uu […]
Ninka goormuu madhallays noqdaa digniin raga ku socota

Su’aasha: Hormoonka labka hadduu yaraado ninka biyihiisa ma saameyn karaa ma wuxuu keena madhalaysnimo. Jawaabta: Hormoonka labka oo lagu magacaabo Testosterone kaalin weyn ayuu ka qaataa raganimada iyo dhalitaanka, laakin qofka waa in meelo badan laga baaraa ee ma aha hal hormoon kaliya in la eegoÙˆ hormoonka Testosterone kaliya ma aha waxa qaabilsan dhalmada. Guud […]
Maxaa sababa biya Baxa dagdaga ah maxaane daawo u ah?

Su’aasha: Maxaa sababa biya baxa dagdaga ah maxaane daawo u ah? Jawaabta: Su’aashan wax badan ayaan ka hadalnay waxaad ka heli kartaa webka. Fadlan hasoo dirin su’aal adoon webka ka raadinin, inta aadan soo qorin waxaad ka raadin kartaa webka haddaad ka weyso soo qor. Halkaan ka kahriso: Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay […]
Qofka biyaha shahwadiisa ma liqi karyaa!

Su’aasha: Walaal qofka ragga ah, haduu biyaha shahwadiisa liqo sow faa’ido umalahan bal intaas haleygaga soo jawaabo. Jawaabta: Lama oggola in la liqo biyaha shahwada kuwaaga iyo kuwa dadka kalaba waayo waxaa lagu tiriyaa waxyaabaha la kahado inkastoo aysan nijaas ahayn lama cuni karo, waa sida hargabka iyo diifka oo kale waa daahir laakin lama […]
Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga

Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga Su’aasha: SCW waxaan rabaa inaan ogaado dhibkan i haysta kaso ah biyaha shahwada iga baxayo adayg ma aha waa biyo qoyan ah taas mala dhihi karaa waa cadi mise waa jiro waxan jiraa 22 sano sababta biyaha shahwada jilcinaysa maxa la dhihi kara. Jawaabta: Biyaha shahwada ama manida […]
