Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay. siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]
Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay

Sababaha biyabaxa degdega keeni kara waa maxay Biyabbaxa nooca jirrada ah waxaa keena siigada badan qofka markuu badsado taas waxay keenaysaa maqaarka guska inuu noqdo mid xasaasiyad leh oo aan u adkaysan karin taabasho, marka ninka uu u tagayo naagta uu ku taabto cambarkeeda 2 daqiiqo xitaa galmada ma sii wadi karo, marka taas waa […]
Caadada gacanta sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba

Caadada gacanta sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba Qofka marka uu soo qaangaaro wuxuu dareemayaa waxyaalo ku cusub jirkiisa siiba xubnaha taranka, wuxuu arkayaa isabaddalo waaweyn ku lasoo gudboonaanaya jirkiisa Caadada gacanta ayay keeni kartaa arintaas. Wiil hadduu yahay waxaa isbaddala codkiisa, wuxuu noqonayaa cod weyn oo doobe ah, sidoo kale waxaa u […]
Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits

Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits The benefits of cloves are many, and have multiple uses Faa’idooyinka dhegayaraha aad bay u badan yihiin siyaabo badanna waa loo adeegsadaa Dhakhaatiirta wax badan ayay ka ogaadeen geedka dhegeyaraha (qalinfurka) oo ah geed manta qof kasta uu si sahlan ku heli karo. Haddaba maxay yihiin faa’idooyinka uu u […]
