Amin Arts iyo Baska Gaas ku kaxaynayo maamul goboleedyada

Gaas oo Gaari hallaysan wada

Mar kale iyo amin arts oo soo sawiray Gaas oo kaxaynaya gaari ama bas lugaha la’ waxaana saaran baska Axmed Madoobe iyo Xaaf Amin arts oo sawirka ku muujinaya Gaas inay u dhammaatay. Gaas oo raba mar kale in la dorto taasoo laga yaabo inaysan dhicin sawirka amin arts aad buu meel fog u taabanayaa […]

Dhuxusha waa la dulmiyay – Somali coal is a victim of civil war

ahmed amdoobe iyo amin arts sawirka cusub

Dhuxusha waa la dulmiyay – Somali coal is a victim of civil war Somali coal is a victim of civil war Jubbaland waa qeybta uu madax ka yahay Axmed Madoobe, sida muuqata wuxuu ka mid yahay dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe. Amin arts oo hadda si xoog faraha ugu haya maamul goboleedyada ayaa kasoo saaray […]